UI/UX Designer | fullstack Developer

Asc, soo dhowoow!
Magacaygu waa Muxammed Cabdisalaan.

I am a passionate and detail-oriented UI/UX designer and fullstack developer with a strong foundation in both design and development. I enjoy turning ideas into functional, user-friendly digital experiences.

Xirfado

Qaybtan waxaad ka arki kartaa qaar kamida xirfadahayga kuwa ugu muhiimsan

Figma

Figma

Typescript

Typescript

React

React

Nextjs

Nextjs

React Native

React Native

Nodejs

Nodejs

express

Express

Tailwind

Tailwind

Docker

Docker

MongoDB

MongoDB

PostgreSQL

PostgreSQL

Threejs

Threejs

Motion

Motion

GSAP

GSAP

Grammy

Grammy

person illustrationellipse one illustrationellipse two illustration

Yaan Ahay?

Merhaba, waxaan ahay Muxammed Cabdisalaan. Qaran joog ku takhasusay cilmiga "Iskaa Wax Isu Bar". Waxaan jeclahay oo aan daneeyaa arimaha la xiriira Computer Science iyo tiknoolajiyadda, AI-da, Cybersecurity-ga, IWM.

Khibradda iyo Xirfadaha Technical-ka ah

Web Development: Waxaan ku takhasusay dhisidda degellada casriga ah anigoo isticmaalaya MERN Stack (MongoDB, Express, React, Node.js) iyo Next.js. Sidoo kale, waxaan si xeeldheer u yaqaannaa luuqadaha aasaasiga u ah mareegaha sida HTML, CSS, JavaScript, iyo TypeScript, iyo qaab-dhismeedyada (libraries & frameworks) la xiriira.

Mobile Development: Waxaan dhisidda apps-ka moobilada u adeegsadaa React Native iyo Expo. Labadan qaybood (Web & Mobile) ayaan hadda xoogga saaraa horumarintooda.

Luuqadaha kale: Waxaan si guud u daneeyaa Computer Science-ka, waxaan qaatay koorsooyin kooban oo asaasiyaad ah. Waxaan aqoon aasaasi ah iyo faham guud u leeyahay syntax-ka luuqadaha ay ka midka yihiin: C, C++, Go, Rust, PHP, iyo Python, iyo sidoo kale nidaamka WordPress. In kasta oo aanan u lahayn khibrad la mid ah tan TypeScript, haddana waxay ii sahlaan fahamka durugsan ee dhanka software development-ka.

Database-yada: Waxaan xogta ku kaydiyaa MongoDB iyo PostgreSQL, sidoo kale waxaan adeegsadaa adeegyada fududeeya Backend-ka (BaaS) sida Supabase iyo Appwrite.

Kusoo dhowoow Minbar-kayga.

Salaam. 😍

Mashaariic

Qaybtan waxaad ka helaysaa qaar ka mid ah Mashaariic aan sameeyay

Mawqica farsom

Mawqica farsom

waxaa aad u qori kartaa farsoomaali laatiin, wuxuu u badali farsoomaali cusmaani 1920-1972

soo eeg
Hobaydi Blog

Hobaydi Blog

waa bogga rasmiga ah ee Hobaydi, waxaad ka heli kartaa qoraalo kala duwan oo ku saabsan Internetka, Programming-ka, iyo Technology-ga

soo eeg
Mawqica far Soomaali

Mawqica far Soomaali

waa E learning platform kuu fududaynaya barashada far Soomaali (Osmanya)

soo eeg

shaqaa ku socota...

comming soon..

shaqaa ku socota...

comming soon..

Stats

Qaybtan waxaa ku diyaarsan Stats-ka Github-kayga

2+

years of experience

Hubaydi
Hubaydi
Hubaydi
Hubaydi

ilasoo xiriir

Qaybtan waxaad ka helaysaa Hababka ama meelaha aad igala soo xiriiri karto.